Monday, December 30, 2013

iftineducation.com -


Daawo Muuqaal Wiil Soomaali Ah Oo Dumar Iska Dhigay Hadane Dhaqanka Soomaalida Wax Kasheegaya (Video) Daawo Muuqaal Wiil Soomaali Ah Oo Dumar Iska Dhigay Hadane Dhaqanka Soomaalida Wax Kasheegaya (Video)
iftineducation.com -  Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareeykanka ayaa waxa uu soo saaraa Muuqaalo dhaqan ahaan uu Soomaalida wax kaga sheegayo kaas oo soo ban dhigo inta badan hab dhaqanka lagu yaqaan Soomaalida.
Wiilkaan oo Luuqada Af Soomaaliga si wanaagsan aanan u aqoon wuxuu Muuqaal ahaan iska soo dhigay Dumar wuxuuna si toos ah u abaaray Qaabka ay Soomaalida u cadaysato, Qaadka ay cunaan iyo waliba Soomaalida oo uu ku sheegay Dad Mooska ama Muuska aad u jecel .
Ma xuma umad dhan dhaqankeeda raccoon in wax laga sheego balse su´aasha la is weeydiinayo waxa ay tahay Qof Af Soomaaligii aanan si wanaagsan u aqoon oo hadane Dhaqankii Soomaalida lagu yaqaanay wax ka sheegaya
Naag Somali ah oo film sexy ku sameeysay Denmark (Daawo)
Layaab : Xayawaan Shaabaha Xubinta Taranka Ragga oo Lahelay (Daawo raccoon Sawirada)


No comments:

Post a Comment