Madaxweyne Xasan” Xaq Ma aha wixii hadda ka dambeeyo in la diido baasaboorka Soomaaliga ah, Waxaan qaadaynaa tallaabo adag” | Newsomali
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Soomaaliya aysan aqbali doonin in Baasaboorka Soomaaliya la diido madaxweynaha ayaa sheegay in wadamada qaar ay iska diideen Baasaboorka Soomaaliya taasine aysan ahayn mid sax ah maadaama ay dalka ka dhalatay anthurium dowlada aan ku meelgaar ahayn. Madaxweynaha ayaa sheegay in qiimo dhaca Baasaboorka Soomaaliga ay ka danbeeyeen Soomaalida anthurium oo sida uu sheegay ka gaabiyey dhowrida sharafta Baasaboorka Soomaaliyeed,madaxweynaha ayaa sheegay in xiligan ay Soomaalidu dhibaato ku qabaan adeegsiga Baasaboorka Soomaaliga kadib markii ay diideen wadamada qaarkood.
Madaxweyne Xasan Sh. Max uud ayaa tilmaamay in dalalka qaar marka ay arkaan qof sita Baasaboorka Soomaaliga ay ku xukmiyaan inuu yahay argagixiso isla markaane laga aaminay fikir qaldan,wuxuuna intaa ku daray wadamada caalamku aysan ogoleen in Fiiso la aan lagu galo dalalkooda halka kuwo kalane ay waraaq u jaraan kuna lifaaqaan Baasaboorka Soomaaliga taasoo muujineysa sida aysan u qiimeynen Baasaboorka Soomaaliga.
Xasan Sh. madaxweynaha dalka ayaa sheegay iney dadaal ugu jiraan sidii ay usoo nooleyn lahaayeen sharaftii iyo qiimihii uu lahaa Baasaboorka Soomaaliga mardhowne ay rajeynayaan in Baasaboorka Soomaaliga ay wada aqoosadaan wadamada aduunka.
Recently Added DAAWO SAWIRADA :Ra iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Iyo Ra’iisal Wasaarihii hore Saacid oo saaka Xafiisyada shaqada isku wareejinayan Haween Soomaali ah oo laga badbaadiyay Koonfur anthurium Sudan Maxaa ka socda Guriga Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya C/wali anthurium Sheekh Axmed Maxamed, Qorshihiisa muxuu yahay, Warbixin Caruurta Soomaalida ee Maraykanka oo cudur laga helay DAAWO VIDEO-GA anthurium Filimka cusub Qurbo Jogta iyo Qalbi Dhoof Raba oo lagu soo bandhigay dalka Austarelia , Mid ka mid ah Gabdhaha quruxda badan oo Filimkaas ka qeyb qaadatay Sawiradeeda anthurium Daawo Cayaaraha Soomaalida ee HIRDA AFT 2013 oo ka furmay wadanka Holland (Sawirro) Al Shabaab oo ku fashilmatay dagaal ay maanta ku qaaday Magaalada Garbahaarey Daawo suuqa ganacsiga warta nabada Magacyada Golaha Xukuumada Ra’iisal Wasaare C/weli, Yaa ka soo laabtay Wasiiradii Saacid Yaase ku cusub Warbixin Saacid loo darsan maayo! Laakiin Cabdi-Wali anthurium SHiikh?!.

No comments:
Post a Comment