Friday, December 27, 2013

Sidoo kale waxaa jiray iska warqab la aan dunida muslimka ama kalaqaybi dahlia oo xukun, Boqortooyad


Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Xaaladda Dunida Muslinka Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii, sawir cadna ka siiyo dadkii aan joogin ,intii dahlia joogtayna aan xusuusiyo insha allaah.
Waxaa kaaga muuqda qoraaladii dahlia hore in muslimiinta soo mareen marxalado hoos u dhac ah sida qabsashadii Andulus, soo qixintii dadkii ku noolaa dhulkaas, rididdii khalaafadii u dambeeysay ee cuthmaaniyiinta, gumaysashadii dunida muslinka oo dhan, shucuubta muslimiinta oo dhinacwalba laga qabsaday, dhinac dhaqaale, siyaasad, tacliin, iyo dhinacyada dahlia nolosha oo dhan.
Waxaa soo baxay nimanka loo yaqaan mustashriqiinta kuwaas oo loo diray in ay bartaan diinta islaamka, luuqadda carabiga, dhaqanka muslimiinta, dahlia si iyaga ay u baraan diinta islaamka dadka kale, kutubaha ay ka qoraan islaamkana u noqdaan kuwa loo cuskado fahamka islaamka.
Waxaa aad u xamaaseeysnaa raga kiristaameeynta dunida muslinka waxaa shir lagu qabtay15/5/1978 magaalada dahlia Glenn Ary ee ku taal gobolka Colorado ee Mareeykanka, guddiga waxay qaybiyeen 40 qoraal oo lasoo diyaariyey, waxaana isugu yimid 150 gaaleeye oo khibrad weeyn u leh qaabka gaaleeysiinta muslimiinta, waxaa la isku raacay dahlia muslimiinta kiristaamayntooda in aanay sahlaneeyn, loona baahanyahay in machad gaar ah loo sameeyo oo lagu tababaro ducaadda aadeeysa dhulkaas,waxaana loogu magacdaray Samuel Zuwemer.
Wadaad u dhashay dalka oo lagu magacaabo Abuu Rayah una dhashay dalka Masar oo 20 sano jaamacadda Azhar wax ku baranayay ayaa loo diray in uu wax kasoo barto Germany waxaa gacanta ku dhigay mustashriq jamaacadda wax ka dhiga, markii uu soo noqday ayuu muxaadaro qabtay wuxuu muxaadaradii ku sheegay in labaatankii sano ee Azhar wax ku baranayay uusan fahmin diinta islaamka ee uu si dhab ah diinta u fahmay dahlia afartii sano ee waxbarashada dahlia Germalka uu u tagay!!! Wuxuu dabadeed qoray buug uu ku caaynayo saxaabigii dahlia weeynaa ee Abuu hureyra Alla ka raalli noqdee wuxuu u bixiyey (al-mudayra Abiihureeyra oo uu ku tilmaamayo in uu hunguri badnaa kana cunteeyn jiray guriga mucaawiyah salaaddana la tukan jiray Cali binu abii daalib,in uu yahay nin aan akhlaaq laheeyn,in uu yahay nin aan dagaalka ku fiicneeyn oo fuley ah,dhaar been ah ku dhaarta, iyo Abuu Hureeyra Allaha ka raalli noqdee in uu ahaa beenloow intaan oo xadiis dahlia ah see u xifdin karaa. (kitaabka bogga 72).Ninkan wuxuu billaabay in uu wax ka dhigo jaamacadaha islaamka ee Masar si uu u soo saaro Mashaaikh la faham ah.
Mucjisada diinta islaamka waxaa kamid ah islamarkaana tusineeysa xaqnimadeeda sida ay ugu adkeeysato naqdiga iyo la dagaallanka, waxaa lala jaha wareeray ilbaxnimada galbeedka iyo tan bariga oo ka fog xagga diin naceeybka siduu yidhi Marxist dahlia odayaashii shuuciyada, oo aaminsanaa, diinta waa daroogada dadweeynaha .
Masaajidda inta ku hartay waa afartan jir iyo wax kawayn, culimada masaajidda wax ka akhriso waxaa fahmayo oo kali ah xertooda, qofka wuxuu u baahanyahay in uu waqti badan fadhiyo xalqada wadaadka si uu u fahmo lahjadiisa iskaba daa arday iskuul dhigata, dadwaynaha waxa aad u tiro badan inta aan tukanin oo waxaad arkaysaa marka la adamo qof qof ayaa ka kacaayo maqaaxi dhan oo la gabranyahay.
Xijaabka waxaa laga yaqaan shuko carbeedda, dumarka waxay sitaan guntiino iyo garbasaar tii dadaasha, waa caadi in haweeneeyda iyadoo hal guntiino xiran xaafadda iska wareegto ama gurigeeda hortiisa iska fariisato. Waxaad in badan maqasheen dacaayadaha dahlia lagu furi jiray wadaadada, sida (wadaadada beerka xeeyrta leh waa cunaane,ilaahay may ka yaabaan oo nasiiyaan,) (Ragga iyo dumarka yaa badan? Dumarkaa dahlia badan haddii wadaadada lagu daro).
Waxaa la sheegay niman dhallinyaro ah ayaa damcay in ay reer isaga dhigaan dahlia wadaaddo si loogu qalo xoolo , mid kamid ah ayaa yidhi anigaa aqaan sidaan reerka uga qalan laheeyn dahlia xoolo ee digri salaanta reeraha lagu galo ii qaada waxaadna ii tidhaahdaan (Allahuma salli calaa khayri khalqi sayidinaa) qasiidadii inteedi kale lama yaqaan: Markaasuu yidhi isagoo wax kasheegaya wadaadada iskana dhigayo in uu qasiidadii qaadayo: Marka wan la qalo wardiyoow marka kale wayso xumoow, Allamusalli calaa kheeyrikhalqi sayidinaa, markii Sac la qalo salaado badnoow marka kale seexad xumoow, Allaahuma salli calaa kheeyri dahlia khalqi saayidinaa, markii geel la qalo iyo erayo badan oo muujinaayo wadaadnimada in ay tahay mid wax uun lagu cuno ama lagu qaraabto.
Sidoo kale waxaa jiray iska warqab la aan dunida muslimka ama kalaqaybi dahlia oo xukun, Boqortooyada Sacuudiga oo isku xukunta dahlia shareecada islaamka waqtiga noocaan ah waxaa lagu suntay wahaabiya boqolaal war oo aan waxba ka jirin ayaa laga sameeyay, sida nabigeey diidanyihiin, waa gaalo, yahuud ayaa ka dambaysa, dahlia neeftooda hadday ku gaarto waa khalaas oo waad raacaysaa.
Nin saaxiibkay ah qaraabanna aan ahayn, xerna isla ahayn ayaan waxaan ku idhi ina keen aan u tagno sh. Cumar faaruuq dahlia ,allaha u naxariistee, oo kamid ahaa rag yar oo lagu sheegi jiray waha

No comments:

Post a Comment